Daawo Qeyb kamid ah Taxanaha waaya-arag #3 oo uu Wasiirkii hore ee Shidaalka & Kheyraadka Dabiiciga ah, Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim, si qoto dheer noogu iftiimiyay marxaladaha kala duwan ee howlaha shidaalka — laga bilaabo upstream ilaa downstream, muhiimadda bayoolaji ahaan ee sedimentary basins-ka Soomaaliya, iyo geeddi-socodka sahan ilaa soo-saar ee kheyraadka dabiiciga ah.