Shir ay iskugu yimaadeen ilaa 42 urur siyaasadeed ayaa taageereen in dalka laga qabto doorasho qof iyo cod ah, oo lagu qabtey magaalada Muqdisho.