Wasiirkii hore ee Shidaalka & Kheyraadka Dabiiciga ah, Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim, oo marti noogu ah Taxanaha Waaya-arag 3

Wasiirkii hore ee Shidaalka & Kheyraadka Dabiiciga ah, Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim, oo marti noogu ah Taxanaha Waaya-arag 3, ayaa si qoto dheer noogu iftiimiyay marxaladaha kala duwan ee howlaha shidaalka — laga bilaabo upstream ilaa downstream, muhiimadda bayoolaji ahaan ee sedimentary basins-ka Soomaaliya, iyo geeddi-socodka sahan ilaa soo-saar ee kheyraadka dabiiciga ah.
Wuxuu sidoo kale carabka ku adkeeyay baahida loo qabo is-kaashi dowladeed iyo sharciyeyn casri ah si loo maareeyo loona horumariyo khayraadka dalka si caddaalad iyo waxtar leh.
Scroll to Top
Scroll to Top